Daawo digniin culus oo aan dhayalsi lahayn: Sheikh Maxamuud Xaaji Yuusuf: “Saxaafadu waxay dagaal adag ugu jiraan inay dadka muslimiinta ah diintooda iyo aqlaaqdooda ka badelaan  waxaana la joogaa xilligii la iska qaban lahaa.

Sheikh Maxamuud Xaaji Yuusuf oo kamid ah culimada sida weyn looga yaqaano deegaanada Puntkand ahna gudoomiyaha jaamacadda bariga Afrika faraceeda Garowe, ayaa si kulul u wareeray warbaahinta Soomaalida, isagoo ku tilmaamay inay yihiin dagaal ugu jiraan in ay cid walka ka…