Xarunta Taliska Qaybta Booliska G/karkaar oo xariga laga jaray

Taliyaha ciidamada booliska Puntland Gen. C.rizaaq Afgaduud ayaa xariga ka jaray xarunta Taliska Qaybta G.karkaar oo uu dhawaan magaalada Qardho ka hergaliyay taliyaha qaybta G.karkaar G/dhexe Axmed Yuusuf Muuse Jaqanaf oo xilkaasii loo magacaabay bishii February ee aynu sooo dhaafnay.…
Soomaali maxkamad lagu soo taagey dalka Faransiiska

Todobo qof oo u dhashey dalka Soomaaliya ayaa la so taagey maxkamad ku taala dalka Faransiis-ka, dadkan ayaa ku eedeysan burcad-badeednimo. Soomaalida Maxkamadda la soo taagey ayaa lagu tuhunsan yahay in ay afduubteen dooni nooca dalxiiska ah oo laga lahaa…