CONTACT US

Maxaa ka jira khilaafka beesha Nugaaleed?

Nugaali Isma Khilaafsan ee Dano Gaar baa guuxaya

Maqaal iyo shiraar warbaahintu tabisey oo sheegaya In Odyaasha iyo Waxgaradka Reer Nugaaleed ku baaqeen in la tartamo .Maxaa ka Run ah?

Reer Nugaaleed iyo Isimadoodu xubinta reer bay ku magacabeen iyagoo xeeriyey qoysaska aan weligood qaban kursiga baarlamaanka dawladda dhexe iyo kan Puntland..

Muuse Ciise laba reer ayaan qaban. Waana Calinur iyo Reerka Islamka Ciise Maxamud ka soo jeedo Taladdii Isimada iyo wax garadkuna waxay ku dhamaatay oo islaanku guddoonshey ina labaada reer mid la siiyo oo reerkaas musharraxiintisu rag ma dumar u tartamaan, Reerkaasina waa Calinur..

Islaanku wuxuu meesha ka saaray qoyskii uu Jifi ahaan ka soo jeedey, waana ku amaauseen iyagoo xeerinaya isimka go’aankiisa. Waana ku mahadsanyihiin.
Haddaba runtu waxay tahay odayaasha qaylinaya inay ka socdaan laba reer oo midna xubintoodo 17 sano ku fadhiday kursiga Aqalka Dawladda dhexe ; Midina kursiga Dawladda Dhexe iyo kan barlamaanka Puntland ba soo qabatay.. dadku waxay isku nacaan aan rakaato iyadoo kamiini taaganatahay. !!!!

Reer Nugaal isma haysto waxaa buuqa wadaa waa dhowr oday oo ka tirsan labadaas Jifiyood. Mana aha wax jifiyahoodu ku raacsanyihiin ama u dhanyihiin.

Reer Nugaaleed oo iskuduubni iyo qaddarin Ismim lagu yiqiinna waxa dhowrkaan oday wadaan waxay ku tahay dhabar jab, karaamo beel iyo horseed kala daadadasho iyo inaan la ismaqal , waa docfaruur talada reer Nugaaleed Ku yimi iyo aayatiin xumo. danbigeedana lalama wadaago dhowrka oday oo bannaanka isa soo dhigay .
Allaha na asturo

Fikradaha Akhristayaasha (2)




g-g-nugaal WAR DEG-DEG AH: Dhageyso: Gudoomiyaha gobolka Nugaal oo shaaciyay in la qabtay saraakiil Alshabaab ah iyo meesha lagu qabtay+magacyadooda
- Jan 19, 2017
Garowe 19 January:- Gudoomiyaha gobolka Nugaal Kornayl: Cumar Cabdullaahi Maxamed (Faraweyne) ayaa sheegay in ...
flag_of_ethiopia-svg WAR DEG DEG AH: Dowladda Ethiopia oo ka digtay in beesha Majeerteen madaxweyne loo doorto, kuna dhawaaqday haddii loo doorto inay Alshabab Muqdisho la wareegayaan.
- Jan 19, 2017
Warbixin ay soo saartay Xarunta Wada-xaajoodka, Cilmi-baarista iyo Iskaashiga (The Centre for Dialogue, Research ...
war-deg-dega1211 WAR DEG-DEG AH: Daawo Booliska Garowe oo war culus kasoo saaray inay xabsiga ka baxsatay Haweenay AIDS ku faafisay Garowe.
- Jan 18, 2017
https://www.youtube.com/watch?v=b8-HuoFWMcw
Capture Daawo Shiikh Mustafe Xaaji Ismaciil Oo Dhacdadii Kufsigi Galdogob Muxaadaro Cajiib ah ka jeediyay
- Jan 18, 2017
https://www.youtube.com/watch?v=DTrPGgXN_Jk
galmudug-flag-last AKHRISO-Shuruudaha looga baahan yahay musharixiinta madaxweynaha Galmudug oo lashaaciyey iyo Guuleed oo..
- Jan 18, 2017
Guddiga doorashada Madaxweynaha cusub ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa soo saaray jadwalka doorashada iyo ...
hhhhhhhhhhhhhhhhhjjjjjjjjjjjjj Xildhibaan katirsanaan jiray barlamaanka Puntland Oo Soomaaliland u magacowday Xoghaye dawladda hoose ee laascaanood
- Jan 18, 2017
https://www.youtube.com/watch?v=-UItx9LCRmc
breaking-news1-610x380 DEG DEG: Mayd la garan waayay oo haatan yaala isbitaalka Garowe iyo saraakiisha amniga oo farriin degdeg ah diray.
- Jan 18, 2017
Isbitaalka guud ee Garowe waxaa haatan yaala maydka nin dhalinyaro ah oo uu xalay ...
garowe WAR DEG-DEG AH: Dhegayso: Taliska booliska Garowe oo goor dhowayd ku dhawaaqay inay gacanta ku dhigeen dadkii ka dambeeyay……..
- Jan 18, 2017
Taliyaha Saldhigga dhexe ee magaalada Garoowe  Dhamme Maxamuud Muuse Bile(Fardo-fuul) oo galabta la hadlay ...
Sheekh DHEGEYSO-Shariifka oo afka furtay,”Xasan Sh Lacag kasta habixiyo madaxweynaha xiga waa aniga qabyona majidho”.
- Jan 18, 2017
Musharaxa xilka madaxweynaha Shariif Sheekh Axmed oo hadda u tartamaya xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa ...
breaking_news War degdeg ah: Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo xabsiga dhigay agaasimihii socdaalka iyo jinsisiyadaha gobolka Bari.
- Jan 18, 2017
Agaasimaha laanta socdaalka iyo jinsiyadaha gobolka Bari Cabdullaahi Maxamed Axmed Dhega-dheere ayaa maanta lagu ...