CONTACT US

FAALO XASAASI AH-“.Madaxweynihii Gaariga Nebcaa”.

Taariikhda Soomaalida ayaa wax ka qoraysa hogaamiye walba oo soo mara dalka, waxaana lagu xasuusan doonaa qodobo u gaar ah iyo arrimo lahadal hayn doono mudooyin badan.

Madaxweynaha hadda xilkiisu dhammaaday islamarkaan u sharaxan xilka mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa umadda Soomaaliyeed ku xasuusan doonaan arrimo badan mudadii uu xilka hayey ilaa 2012-kii.

Arrinta ilaa hadda sida weyn loo hadal hayo ayaa ah ciwaanka faaladaan ee aan ugu magacdarnay “Madaxweynihii safarka gaariga nebcaa”.

Akhristow faaladaani ma ahan mid katimid maskaxda shaqsi gaar ah laakiin waxay kasoo maaxatay maskaxo badan oo lasoo ururiyey aragtidooda ku aadan gundhiggeeda oo ah in madaxweynaha hadda xilku ka dhammaaday uusan weli labo magaalo gaari ugu kala safrin.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaan ilaa markii xilka loo doortay sanadkii 2012-kii gaari ugu safrin hal magaalo oo kamid ah dalka xitaa kuwa ay ka jirto xasiloonada iyo nabadgelyada laysku hallayn karo, sida Puntland iyo Jubbaland.

Madaxweynuhu wuxuu magaala walba iyo deegaan walba ku tegey diyaarad gaar ah oo uu ku baxayo dhaqaale badan, isagoona aan xitaa gaari ugu kala safrin Muqdisho iyo Afgooye oo ah magaalooyinka isugu dhow ee dalka.

Haddaba, maxay tahay sababta ka dambaysa arrintaani ma ammaan xumo iyo cabsi uu ka qabo dalkaa, mise madaxweynaha ayaa neceb safarka dhulka iyo socdaalka gawaarida?.

Xusuuso madaxweynaha Puntland safarkiisii ugu dambeeyey wuxuu isugu maray Boosaaso iyo Galkacyo oo qof walba dareemayo masaafada ay isu jiraan.

Miiska-faalada Jumcaha ee Puntlandnews

Fikradaha Akhristayaasha (3)




g-g-nugaal WAR DEG-DEG AH: Dhageyso: Gudoomiyaha gobolka Nugaal oo shaaciyay in la qabtay saraakiil Alshabaab ah iyo meesha lagu qabtay+magacyadooda
- Jan 19, 2017
Garowe 19 January:- Gudoomiyaha gobolka Nugaal Kornayl: Cumar Cabdullaahi Maxamed (Faraweyne) ayaa sheegay in ...
flag_of_ethiopia-svg WAR DEG DEG AH: Dowladda Ethiopia oo ka digtay in beesha Majeerteen madaxweyne loo doorto, kuna dhawaaqday haddii loo doorto inay Alshabab Muqdisho la wareegayaan.
- Jan 19, 2017
Warbixin ay soo saartay Xarunta Wada-xaajoodka, Cilmi-baarista iyo Iskaashiga (The Centre for Dialogue, Research ...
war-deg-dega1211 WAR DEG-DEG AH: Daawo Booliska Garowe oo war culus kasoo saaray inay xabsiga ka baxsatay Haweenay AIDS ku faafisay Garowe.
- Jan 18, 2017
https://www.youtube.com/watch?v=b8-HuoFWMcw
Capture Daawo Shiikh Mustafe Xaaji Ismaciil Oo Dhacdadii Kufsigi Galdogob Muxaadaro Cajiib ah ka jeediyay
- Jan 18, 2017
https://www.youtube.com/watch?v=DTrPGgXN_Jk
galmudug-flag-last AKHRISO-Shuruudaha looga baahan yahay musharixiinta madaxweynaha Galmudug oo lashaaciyey iyo Guuleed oo..
- Jan 18, 2017
Guddiga doorashada Madaxweynaha cusub ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa soo saaray jadwalka doorashada iyo ...
hhhhhhhhhhhhhhhhhjjjjjjjjjjjjj Xildhibaan katirsanaan jiray barlamaanka Puntland Oo Soomaaliland u magacowday Xoghaye dawladda hoose ee laascaanood
- Jan 18, 2017
https://www.youtube.com/watch?v=-UItx9LCRmc
breaking-news1-610x380 DEG DEG: Mayd la garan waayay oo haatan yaala isbitaalka Garowe iyo saraakiisha amniga oo farriin degdeg ah diray.
- Jan 18, 2017
Isbitaalka guud ee Garowe waxaa haatan yaala maydka nin dhalinyaro ah oo uu xalay ...
garowe WAR DEG-DEG AH: Dhegayso: Taliska booliska Garowe oo goor dhowayd ku dhawaaqay inay gacanta ku dhigeen dadkii ka dambeeyay……..
- Jan 18, 2017
Taliyaha Saldhigga dhexe ee magaalada Garoowe  Dhamme Maxamuud Muuse Bile(Fardo-fuul) oo galabta la hadlay ...
Sheekh DHEGEYSO-Shariifka oo afka furtay,”Xasan Sh Lacag kasta habixiyo madaxweynaha xiga waa aniga qabyona majidho”.
- Jan 18, 2017
Musharaxa xilka madaxweynaha Shariif Sheekh Axmed oo hadda u tartamaya xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa ...
breaking_news War degdeg ah: Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo xabsiga dhigay agaasimihii socdaalka iyo jinsisiyadaha gobolka Bari.
- Jan 18, 2017
Agaasimaha laanta socdaalka iyo jinsiyadaha gobolka Bari Cabdullaahi Maxamed Axmed Dhega-dheere ayaa maanta lagu ...