Banaan Baxyo Ka Dhan Ah Sharciga Ladagaalanka Musuqmaasuqa oo ka socdo Dalka Baraazil.

brazil

Kumanan Qof ayaa isugu soo Baxay Magaalooyinka waa wayn ee Dalka Brazil, Dadkan aya waxay ka banana Baxaayee Badalid Barlamaanka Dalkasi ay ku samaynayaan Sharciga Ladagaalanka Musuq Maasuqa.

Tiro dad ah ayaa ku dhaawacmay Intii uu socday Mudahaaraadkaasi kuwaasi oo kamida dadki Mudaharadka waday, Waxayna ku labisnaayeen Dhar Muujinayaa Calanka Dalka Brazil.

Muda haraadyada ayaa Dawladda Brazil waxay ka codsadeen inay Tix galiyaan Cabshada ka soo yeeraysa Shacabkooda.

Balse Barlamaanka Dalkaasi aya ku adkaystay inay Badali doonaan Sharciga Ladagaalanka Musuqmaasuqa.

 

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

.