Golaha Amaanka QM Oo U Cadaynaya Xabad joojin Waarta oo Laga Gaaro Waqoyiga Suuriya.

xalab

Golaha Amaan Qaramadda Midobay aya Maanta oo isniin ah waxay u codaynayaan Xabad joojin Waarta oo Laga Gaaro Magaaladda Xalab ee Waqooyiga Dalka Suuriya.

Waxaana Sidoo Kale Qaramada Midoobay Go,aansadeen in Gaar gaar gaarsiiyaan Dadka ku Dhibataysan Gudaha Dalkaas, kuwaas oo ay saameyeen Dagaaladda u dhaxeeya Ciidamadda Suuriya iyo Ciidamadda Mucaaradka ah.

Todobaadyadii Lasoo Dhafay Ciidamadda Suurayaa ayaa Dagaal ay la galeen Mucaatrad kaga Guulaystay Degaano ay kacanta ku hayeen Mucaaradka Dalkaasi.

Sargaal u hadlay Ciidanka Suuriya ayaa sheegay in Ciidamadodu intabadan kala wareegeen Degaano uu Mucaaradka dalkaasi Xukumi jireen.

Dhanka kale Qaramadda Midobay ayaa waxay sheegtay in Dadka Magaaladda Xalab ku sugan ay Hadda u Baahanyihiin Gaar in lagaarsiyo si Xaaladooda Cafimaad Looga Dayriyo.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




2016217635913058138847037maamulka_galmudug_somalia_660 WARAR KII UGU DAMBEEYEY-Maxaa ka socda caawa Cadaado+Mid kamid ah wasiiradii Galmudug oo..
- Jan 16, 2017
Waxaa Goor dhaw Magaalada Cadaado isku Casilay Wasiir Kuxigeenkii Wasaaradda Qorsheynta  iyo Xariirka Caalamiga ...
541 DHEGEYSO-War deg deg ah oo caawa naga soo gaarey buuraha Galgala iyo ciidanka dowladda Puntland oo..
- Jan 16, 2017
Wararka aan caawa kahelayno deegaanka Galgala ee gobolka Bari ayaa sheegaya in xaaladda deegaanka ...
qardho DEG-DEG: Xaalad adag oo hataan lagasoo sheegayo Qardho iyo guddoomiyaha gobolka Karkaar oo ku dhawaaqay….
- Jan 16, 2017
Magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar waxaa lagasoo sheegayaa xaalad adag oo dhinaca nolasha ah ...
breaking-news-gif War degdeg ah: Labo kamid ah askarta ciidanka Puntland oo lagu toogatay magaalada Bosaso.
- Jan 16, 2017
Labo kamid ah askarta ciidanka Puntland oo katirsanaa ilaalada Bangiga Bosaso ayaa goor dhowayd ...
breaking_news DhAGEYSO: War degdeg ah oo hadda nagasoo gaaray Bosaso iyo ciidamada amniga oo soo bandhigay…..
- Jan 16, 2017
Ciidamada amniga Puntland ee magaalada Bosaso ayaa gacanta kusoo dhigay 363 dhalo oo Qamri ah ...
war-deg-dega1211 War degdeg ah: Akhriso: Waqtiga ay dhacayso doorashada gudoomiyaha aqalka sare oo lagu dhawaaqay iyo sharuudaha laga rabo.
- Jan 16, 2017
Guddoomiyaha guddiga doorashada guddoonka aqalka sare ee Soomaaliya xildhibaan Maxamed Cumaan Dhagajuun ayaa maanta ...
Capture Daawo: Taliyaha ciidanka gaashaaman ee Soomaaliya oo digniin xoogan ujeediyay Xasan Sheikh kuna wargaliyay inuusan ahayn madaxweyne.
- Jan 16, 2017
https://www.youtube.com/watch?v=vfzfVJJ0bI4
dedeg War deg deg ah-Gudoomiye degmo kutaal xeebaha oo afka furtay kadib markii Alshabaab…
- Jan 16, 2017
Maxmaed Cusmaan Yariisow Guddoomiyihii Hore Ee Magaalada Marka ayaa waxaa uu markii ugu horeysay ...
puntland-flag1 DEG-DEG AH: Dhageyso: Dowladda Puntland oo go’aan culus uga dhawaaqday magaalada Garowe.
- Jan 16, 2017
Dowladda Puntland ayaa go'aan culus kasoo saartay kufsi foolxun oo todobadii bishaan January ka ...
galagala Dhegeyso sarkaal jooga Galgala oo sheegay in 3 askari laga diley ayna Alshabaab khasaare gaarsiiyeen.
- Jan 16, 2017
Dagaal xooggan  ayaa xalay ka dhacay deegaanka Af-urur ee buuralayda Galgala ee gobolka Bari, ...