Dawladdaha Rushka iyo Shiinaha Oo Ka Soo Horjeestay Xabad Joojintii Xabad Jojintii Magaladda Xalab.

suuroya

Dalalka Ruushka iyo Shiinaha oo kamid ah Dalalka ku midaysan Diidmada Qayaxan Ee  Looyaqaan Veto-ga ayaa waxay Si cad u Diideen Xabad joojin 7 Maalmod ah, taas oo Qaramada Midobay ka Hirgalisay Magaaladda Xalab oo ay kuwada Dagaalamayaan Ciidamada Dalka Siiriya iyo Mucaaradka Dalkaasi.

Xabad Joojinta 7 Maalmood ayaa la shegayaa in ay ka soo wada Shaqeeyen Wadamada Spain,News Zelean iyo Dalka Masar.

Go,aankan Xabad Joojinta ayaan Noqon Mid Hir gala kadib Markii Ruushka iyo Shiinaha ay ka soo Horjeesteen.

Diidmadan ayaa ah Tii Lixaad oo Dawladda Ruushka ay diido Go,aan Qaramada Midoobay la timi,Tan iyo Markii ay Bilaabmeen Dagaalka ka socda Gudaha Dalka Siiriya.

Bishii Mars Sanadkii 2011 ayay ahayd Markii Dawladda Ruushka ay diiday Go,aan Noocan oo kale ah oo  QM ay La Timi.

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

.