Madaxwaynaha Uu Xilkiisu Ka Sii Idlaanayo Oo Hadal Ay Ku farxaan Musharixiinta Kaga Dhawaqay Kismaayo.

culu

Madaxwaynaha uu Xilkiisu ka Sii Idlaanayayo Mudane Xassan Sheeikh Maxamuud ayaa ka Hadlay Ololihiisa Doorashada Madaxtinimada.

Waxa uu Si cad u Sheegay isaga oo ku sugan Magaaladda Kismaayo In uu soo dhawaynayo Qof walba oo Madaxwayne u Noqda Dalka Somaliya..

Docda  kale, waxa jira loolan ay wadaan musharaxiinta madaxweyne, gaar ahaan madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha oo labaduba ah musharax madaxweyne.

Doorashooyinka xildhibaanada Aqalka Hoose ee baarlamanka Soomaaliya oo ka socday dhowr magaalo oo dalka ka mid ah ayaa iminka maraya heer gebo gebo ah , waxaana lasoo gabagabeeyay doorashadii ka socotay Magaalooyinka Kismaayo iyo Baydhabo.

Asbuucii La soo dhaafay  magaalada Kismaayo Waxa Tagay  Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid oo isna la kulmay xildhibaannada cusub.

 

 

Comments

comments

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. Jamaame says:

    Kani galbay ku kale mooyee. ILLAAHOW midka inoogu keyr roon talada inoogu dhiib, AMIIN




.

kasamayso1-300x167