CONTACT US

Maxaa Saaka Ka Cusub Magaaladda Muqdisho Oo Aadan Ogayn?……

madasha11-300x194

Wararka aan ka helayno Magaaladda Muqdisho e Caasimada Dalka ayaa waxay Sheegayaan In Gudaha Magaaladda uu ka Furmi dono  Shirka hoggaamiyeyaasha Madasha Wadatashiga Qaran.

Qaar kamida Madaxda Mamaul Goboleedyada Dalka ayaa la filayaa in manta ay garaan Gudaha Magaaladda Muqdisho si ay uga Qayb galan SHirka Madasha wadatashiga Qaran oo Maalinimada Berri ah ka Furmi doona Gudaha Magaaladaas.

Shirka ayaa looga hadlaaya doorashooyinka Soomaaliya , gaar ahaan tabashada ay qabaan maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ee ku aadan doorashada Xildhibaanada gobolada Waqooyi Ee Somaliya.

Sida uu sheegay Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Danjire Micheal Keating shirkaan ayaa sidoo kale looga hadli doonaan dib u dhacyada joogtada ah ee ku imaanaya doorashada Soomaaliya.

Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. warsame khalaf says:

    The obstacles are those from the former FG head who is constantly changing anything agreed for interest of Somalia for only one reason to come back or be elected again, while armied Groups are 100% more numerous and more strong than when he was elected and are trying to takeover Mogadishu.
    Somalia needs change, that will not come from the former FG head. All the obstacles he made were about to try to comeback as a head of FG, which has no sense at all.

  2. axmed maxamed siciid says:

    Waxba ka soon biximaayaan waayo waxaa faragelin Ku hayaa belada caalamka oo ah burburiyaasha somaliya wan a dhibaata ka jira somaliya waxaa ay doorashu u dhici way day iyaga ayaa rabaa wadandankii way qabsadeen inta Yarta ee u hadhay ayay rabaan. Inay qabsadaan iyaga ayaa lagu madax daalinaayaa shirarkaa aan waxba ka soobaxayn ee dadka lagu kala fogaynayyo bal masiir u madeed ayaa wax lags waydiinayaa dhowr nin ooayaga ushaqeeya




g-g-nugaal WAR DEG-DEG AH: Dhageyso: Gudoomiyaha gobolka Nugaal oo shaaciyay in la qabtay saraakiil Alshabaab ah iyo meesha lagu qabtay+magacyadooda
- Jan 19, 2017
Garowe 19 January:- Gudoomiyaha gobolka Nugaal Kornayl: Cumar Cabdullaahi Maxamed (Faraweyne) ayaa sheegay in ...
flag_of_ethiopia-svg WAR DEG DEG AH: Dowladda Ethiopia oo ka digtay in beesha Majeerteen madaxweyne loo doorto, kuna dhawaaqday haddii loo doorto inay Alshabab Muqdisho la wareegayaan.
- Jan 19, 2017
Warbixin ay soo saartay Xarunta Wada-xaajoodka, Cilmi-baarista iyo Iskaashiga (The Centre for Dialogue, Research ...
war-deg-dega1211 WAR DEG-DEG AH: Daawo Booliska Garowe oo war culus kasoo saaray inay xabsiga ka baxsatay Haweenay AIDS ku faafisay Garowe.
- Jan 18, 2017
https://www.youtube.com/watch?v=b8-HuoFWMcw
Capture Daawo Shiikh Mustafe Xaaji Ismaciil Oo Dhacdadii Kufsigi Galdogob Muxaadaro Cajiib ah ka jeediyay
- Jan 18, 2017
https://www.youtube.com/watch?v=DTrPGgXN_Jk
galmudug-flag-last AKHRISO-Shuruudaha looga baahan yahay musharixiinta madaxweynaha Galmudug oo lashaaciyey iyo Guuleed oo..
- Jan 18, 2017
Guddiga doorashada Madaxweynaha cusub ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa soo saaray jadwalka doorashada iyo ...
hhhhhhhhhhhhhhhhhjjjjjjjjjjjjj Xildhibaan katirsanaan jiray barlamaanka Puntland Oo Soomaaliland u magacowday Xoghaye dawladda hoose ee laascaanood
- Jan 18, 2017
https://www.youtube.com/watch?v=-UItx9LCRmc
breaking-news1-610x380 DEG DEG: Mayd la garan waayay oo haatan yaala isbitaalka Garowe iyo saraakiisha amniga oo farriin degdeg ah diray.
- Jan 18, 2017
Isbitaalka guud ee Garowe waxaa haatan yaala maydka nin dhalinyaro ah oo uu xalay ...
garowe WAR DEG-DEG AH: Dhegayso: Taliska booliska Garowe oo goor dhowayd ku dhawaaqay inay gacanta ku dhigeen dadkii ka dambeeyay……..
- Jan 18, 2017
Taliyaha Saldhigga dhexe ee magaalada Garoowe  Dhamme Maxamuud Muuse Bile(Fardo-fuul) oo galabta la hadlay ...
Sheekh DHEGEYSO-Shariifka oo afka furtay,”Xasan Sh Lacag kasta habixiyo madaxweynaha xiga waa aniga qabyona majidho”.
- Jan 18, 2017
Musharaxa xilka madaxweynaha Shariif Sheekh Axmed oo hadda u tartamaya xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa ...
breaking_news War degdeg ah: Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo xabsiga dhigay agaasimihii socdaalka iyo jinsisiyadaha gobolka Bari.
- Jan 18, 2017
Agaasimaha laanta socdaalka iyo jinsiyadaha gobolka Bari Cabdullaahi Maxamed Axmed Dhega-dheere ayaa maanta lagu ...