Dawladda British Maxay Ka Qabta Weerarada Kooxda ISIS?

briten

Dawladda British ayaa waxay ka hadashay Weerarada Kooxda Dawladda Islaamiga ah Ee Daacish  ay ka Gaystaan Gudaha Wadankaa. kuwaas oo ay ku Galaaftaan Dad aad Ubadan.

Agaasimaha Sirdoonka Dalka British Alex ayaa waxa u sheegay in Dawladdu ay Cabsi wayn ka qabto Falalka Koxaha Argagixisada ah ay kagaystaan Gudaha Dalkaasi.

Waxa uu sheegay in Weerarada Kooxdaasi ay ka gaystaan Gudaha Dalka British ay Tahay Midaan Macquul ahayn oo aan Horay Loo arag.

Alex Agaasimaha Sirdoonka Dalka British ayaa waxa uu Tilmaamay in Sirdoonbka Dalkaasi iyo waliba Kuwa Amaanka ay Fashiliyeen weeraro Argagixiso tan iyo Bishii June 12 Sanadkii  2013.

Waxa uu intas ku daray in Khataraha Badanaa ka dhaca Gobolka ay gaystaan Dawladda Islamiga ee Daacish,isla Markaana Gacanta kuhaya Goobo Badan oo kamidaWadamada Ciiraaq Suuriya.

Dawladda Islaamiga Ee Daacish ayaa inta Badan waxay Weeraro ka gasytaa Wadamada Reer Yurub, kuwaas oo ay ku Dhintaan kuna Dhaawacmaan Dad aad u badan.

Dhanka kale Qaramada Midobay ayaa waxay sheegtay in ay Dagaalka ay kula jiraan Kooxda ISIS ay sii wadi doonan kana saari doonaan Wadamada ay aka aramiyaan.

 

 

 

Comments

comments

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

Shirkado Xariir Nala Leh