CONTACT US

Duqaymo Shalay Galinkii Dambe Ka Dhacay Magaaladda Xallab Iyo Shacabka Oo Ku Dhibataysan Wadooyinka Magaaladaas.

rt

Ugu yaraan 46 Qof ayaa ku dhimatay kuwadhaad in Kabadan 230 Qof ayaa ku dhawaacantay Weerar Shalay Galinkii Dambe ka dhacay Bariga Magaaladda Xalab Ee Dalka Suuriya.

Daraasiin Madaafiica ayaa laga Maqlaaya Xalay Hareeraha Magaaladda Xalab kuwaasi oo ay iswaydaarsanayaan Labada Dhinac ee kuwada Dagaalamayaa kudaha Magaaladda Xalab.

z

Wadooyinka waawayn ee Magaaladda ayaa Lagu arkaya qaar kamida Maydadka dadkii ku dhintay Gantaaladda lays waydaarasano.

Madaafiicda Laga Maqlaayay Magaaladda Xallab ayaa waxay u Dhacayeen Sida Roobkii Oo Kale,Madaafiicdani ayaa waxay saameeyeen Dhinacyada kala Duwan ee Nolosha.

wr

Dad goob Joogayaal ah ayaa waxay sheegeen in aan Lamaha Caafimaad iyo Shacabkuba  ay ku adkatay sidii ay u caawin lahaayeen Dadka ku Dhintay Gantaaladaasi, si ay u geeyaan Xarumaha Caafimaadka ee Magaaladda Xallab.

Qaramada Midoobay ayaa Sheegtay in Dadka ku dhibaataysan Gudaha dalka Suuriya ay u baahanyihin in la gaarsiiyo gurmad deg dega Xal waarana laga gaaro Dagaalka ka socda Magaaladda Xalab.

Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Suuriya, Staffan de Mistura

Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Suuriya, Staffan de Mistura

Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Suuriya, Staffan de Mistura, ayaa sheegay in uu Doonayo in uu la kulmo xubno ka tirsan kooxda Madaxweynaha la doortay ee Dalka Mareekanka Donald Trump si ay ugawada  hadlaan dhibaatada ka jidha Gudaha Dalka Suuriya.

 

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




g-g-nugaal WAR DEG-DEG AH: Dhageyso: Gudoomiyaha gobolka Nugaal oo shaaciyay in la qabtay saraakiil Alshabaab ah iyo meesha lagu qabtay+magacyadooda
- Jan 19, 2017
Garowe 19 January:- Gudoomiyaha gobolka Nugaal Kornayl: Cumar Cabdullaahi Maxamed (Faraweyne) ayaa sheegay in ...
flag_of_ethiopia-svg WAR DEG DEG AH: Dowladda Ethiopia oo ka digtay in beesha Majeerteen madaxweyne loo doorto, kuna dhawaaqday haddii loo doorto inay Alshabab Muqdisho la wareegayaan.
- Jan 19, 2017
Warbixin ay soo saartay Xarunta Wada-xaajoodka, Cilmi-baarista iyo Iskaashiga (The Centre for Dialogue, Research ...
war-deg-dega1211 WAR DEG-DEG AH: Daawo Booliska Garowe oo war culus kasoo saaray inay xabsiga ka baxsatay Haweenay AIDS ku faafisay Garowe.
- Jan 18, 2017
https://www.youtube.com/watch?v=b8-HuoFWMcw
Capture Daawo Shiikh Mustafe Xaaji Ismaciil Oo Dhacdadii Kufsigi Galdogob Muxaadaro Cajiib ah ka jeediyay
- Jan 18, 2017
https://www.youtube.com/watch?v=DTrPGgXN_Jk
galmudug-flag-last AKHRISO-Shuruudaha looga baahan yahay musharixiinta madaxweynaha Galmudug oo lashaaciyey iyo Guuleed oo..
- Jan 18, 2017
Guddiga doorashada Madaxweynaha cusub ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa soo saaray jadwalka doorashada iyo ...
hhhhhhhhhhhhhhhhhjjjjjjjjjjjjj Xildhibaan katirsanaan jiray barlamaanka Puntland Oo Soomaaliland u magacowday Xoghaye dawladda hoose ee laascaanood
- Jan 18, 2017
https://www.youtube.com/watch?v=-UItx9LCRmc
breaking-news1-610x380 DEG DEG: Mayd la garan waayay oo haatan yaala isbitaalka Garowe iyo saraakiisha amniga oo farriin degdeg ah diray.
- Jan 18, 2017
Isbitaalka guud ee Garowe waxaa haatan yaala maydka nin dhalinyaro ah oo uu xalay ...
garowe WAR DEG-DEG AH: Dhegayso: Taliska booliska Garowe oo goor dhowayd ku dhawaaqay inay gacanta ku dhigeen dadkii ka dambeeyay……..
- Jan 18, 2017
Taliyaha Saldhigga dhexe ee magaalada Garoowe  Dhamme Maxamuud Muuse Bile(Fardo-fuul) oo galabta la hadlay ...
Sheekh DHEGEYSO-Shariifka oo afka furtay,”Xasan Sh Lacag kasta habixiyo madaxweynaha xiga waa aniga qabyona majidho”.
- Jan 18, 2017
Musharaxa xilka madaxweynaha Shariif Sheekh Axmed oo hadda u tartamaya xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa ...
breaking_news War degdeg ah: Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo xabsiga dhigay agaasimihii socdaalka iyo jinsisiyadaha gobolka Bari.
- Jan 18, 2017
Agaasimaha laanta socdaalka iyo jinsiyadaha gobolka Bari Cabdullaahi Maxamed Axmed Dhega-dheere ayaa maanta lagu ...