Dhibaatadii qaboobaha Arsenal oo bilaabatay iyo xidig muhiim ah oo mudo ka maqnaanaya.

Difaaca khadka dhexe ee kooxda Arsenal iyo xulka Germany Shkodran ayaa garoomada ka maqnaan doona inta ka dhiman sanadkaan, kadib dhaawac soo gaarey.

Ciyaaryahankii hore ee Valencia ayaa takhaatiirta Gunners waxa ay sheegeen inuu garoomada ka maqnaan doono mudo saddex todobaad ah, taasi oo aan u wanaagsanayn hanka horyaalka ee Arsenal.

Ciyaaryahanka ayaa dhaawac looga saaray kulankii ay Arsenal’s 3-1 uga adkaatay dhigeeda Stoke City ee maalinimadii Sabtidii shalay.

Post Comment