Sawirro-Chelsea oo kusoo laabtay hogaanka horyaalka Ingiriiska.

Kooxda kubadda cagta ee Chelsea ayaa guul rafaad badan ka gaadhey dhigeeda West Brom kulan katirsanaa horyaalka Ingiriiska waxaa ay goalkaas uga mahadcelinaysaa Diego Costa, taas oo kadhigan inay 3 dhibcood ku hogaaminayso horyaalka England.

SAWIRRO

chelsea-vs-west-brom_1r6lus9ribytm106fe8j3ncezg costa-chelsea-vs-west-brom_17ex9rfjqyfva1tukbie8zn3yj costa-vs-west-brom_nj7euotdg5jm1dcorrir6lez5

Post Comment