Shaxda Rasmiga ah ee Kulanka galabta dhexmaraya Chelsea iyo West Bromwich Albion

Kooxda kubadda cagta ee Chelsea ayaa galabta kulan xiisabadan martigelin doonta kooxda West Bromwich Albion, kulan katirsan horyaalka Ingiriiska iyadoona ay Blues guul u baahan tahay si ay hogaanka horyaalka ugu soo laabato.

Haddaba shaxda rasmiga ah ee labada kooxood ayaa ah sidaan.

Chelsea-Courtois; Azpilicueta, David Luiz, Cahill (c); Moses, Kante, Matic, Alonso; Pedro, Diego Costa, Hazard.

WBA-Foster; Dawson, McAuley, Evans, Nyom; Yacob, Fletcher (c); Brunt, Morrison, Phillips; Rondon

BEDEL

Chelsea: Begovic, Aina, Ivanovic, Chalobah, Fabregas, Willian, Batshuayi.

WBA Palmer; Olsson, Robson-Kanu, Gardner, McClean, Galloway, Chadli

Comments

comments

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

kasamayso1-300x167