Isku aadka wareega 16-ka ee Champions League oo la sameeyay (Yaa isku aaday).

Xiriirka kubadda cagta yurub ee UEFA ayaa si rasmi ah u sameeyay isku aadka wareega 16-ka ee koobka horyaalada yurub.

Kulamo adag ayaa ka soo baxay isku aadka, waxaana isku aaday Bayern Munich iyo Arsenal, PSG iyo Barcelona, Arsenal ayaana sanadkii 2-aad oo xiriir ah ku aadaysa koox wayn.

Isku aadka oo dhamaystiran:

– Manchester City vs Monaco.

– Real Madrid vs Napoli.

– Benfica vs Dortmund.

– Bayern Munich vs Arsenal.

– FC Porto vs Juventus.

– Bayer Leverkusen vs Atletico Madrid.

– PSG vs Barcelona.

– Sevilla v Leicester City.

Post Comment