CONTACT US

Qaabkee Cristiano Ronaldo ugu guulaystay laacibka aduunka ugu wanaagsan.

Cristiano Ronaldo ayaa markii afraad ku guulaystay abaal marinta shaqsiga ah ee xidiga aduunka ugu fiican ee Ballon d’Orka kadib markii uu Lionel Messi iyo xidigihii kale ee la tartamayay ku garaacay codbixintii ay suxufiyiinta ay France Football u soo xulatay ka qayb galka abaal marintan.

Xidiga Real Madrid  iyo xulka qaranka Portugal ayaa si rasmi ah ugu guuleystay abaalmarinta Ballon d’Or ka dib markii uu kooxdiisa ku hogaamiyay hanashada Champions League islamarkaana uu wadankiisa u qaaday koobkoodii ugu horeysay qaramada yurub ee Euro 2016.

Majalada France Football oo si rasmi ah us shaacisay dhamaan codkii iyo kaalmihii ay kala galeen xidigihii u tartamayay abaal marinta xidiga aduunka ugu fiican ee ay sanadkan si gaar ah u bixinaysay  France Football taas oo abaal marintan aas aastay sanadkii 1956 kii ee Ballon d’Or oo ay dib ugula soo laabtay FIFA ayaa haddaba bilawday shaacinta qaybtii loo kala helay codkii la bixiyay iyo waliba kaalmihii ay kala galeen 30 kii ciyaartoy ee ku soo baxay liiskii ay France Football shaacisay bishii October.

Tan iyo 2008 markii uu Ronaldo ku guuleystay abaalmarintiisii ugu horeysay ee Ballon d’Or isaga iyo Messi ayaa kala qeybsanayay sannad walba. Messi waxa uu haatan heystaa shan abaalmarin oo Ballon d’Orka ah halka Ronaldo uu heysto afar.

QAABKII AY RONALDO IYO MESSI ADUUNKA KU QABSADEEN:

2008: Cristiano Ronaldo 
2009: Lionel Messi
2010:Lionel Messi
2011: Lionel Messi
2012: Lionel Messi
2013: Cristiano Ronaldo 
2014: Cristiano Ronaldo 
2015: Lionel Messi
2016: Cristiano Ronaldo 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




g-g-nugaal WAR DEG-DEG AH: Dhageyso: Gudoomiyaha gobolka Nugaal oo shaaciyay in la qabtay saraakiil Alshabaab ah iyo meesha lagu qabtay+magacyadooda
- Jan 19, 2017
Garowe 19 January:- Gudoomiyaha gobolka Nugaal Kornayl: Cumar Cabdullaahi Maxamed (Faraweyne) ayaa sheegay in ...
flag_of_ethiopia-svg WAR DEG DEG AH: Dowladda Ethiopia oo ka digtay in beesha Majeerteen madaxweyne loo doorto, kuna dhawaaqday haddii loo doorto inay Alshabab Muqdisho la wareegayaan.
- Jan 19, 2017
Warbixin ay soo saartay Xarunta Wada-xaajoodka, Cilmi-baarista iyo Iskaashiga (The Centre for Dialogue, Research ...
war-deg-dega1211 WAR DEG-DEG AH: Daawo Booliska Garowe oo war culus kasoo saaray inay xabsiga ka baxsatay Haweenay AIDS ku faafisay Garowe.
- Jan 18, 2017
https://www.youtube.com/watch?v=b8-HuoFWMcw
Capture Daawo Shiikh Mustafe Xaaji Ismaciil Oo Dhacdadii Kufsigi Galdogob Muxaadaro Cajiib ah ka jeediyay
- Jan 18, 2017
https://www.youtube.com/watch?v=DTrPGgXN_Jk
galmudug-flag-last AKHRISO-Shuruudaha looga baahan yahay musharixiinta madaxweynaha Galmudug oo lashaaciyey iyo Guuleed oo..
- Jan 18, 2017
Guddiga doorashada Madaxweynaha cusub ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa soo saaray jadwalka doorashada iyo ...
hhhhhhhhhhhhhhhhhjjjjjjjjjjjjj Xildhibaan katirsanaan jiray barlamaanka Puntland Oo Soomaaliland u magacowday Xoghaye dawladda hoose ee laascaanood
- Jan 18, 2017
https://www.youtube.com/watch?v=-UItx9LCRmc
breaking-news1-610x380 DEG DEG: Mayd la garan waayay oo haatan yaala isbitaalka Garowe iyo saraakiisha amniga oo farriin degdeg ah diray.
- Jan 18, 2017
Isbitaalka guud ee Garowe waxaa haatan yaala maydka nin dhalinyaro ah oo uu xalay ...
garowe WAR DEG-DEG AH: Dhegayso: Taliska booliska Garowe oo goor dhowayd ku dhawaaqay inay gacanta ku dhigeen dadkii ka dambeeyay……..
- Jan 18, 2017
Taliyaha Saldhigga dhexe ee magaalada Garoowe  Dhamme Maxamuud Muuse Bile(Fardo-fuul) oo galabta la hadlay ...
Sheekh DHEGEYSO-Shariifka oo afka furtay,”Xasan Sh Lacag kasta habixiyo madaxweynaha xiga waa aniga qabyona majidho”.
- Jan 18, 2017
Musharaxa xilka madaxweynaha Shariif Sheekh Axmed oo hadda u tartamaya xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa ...
breaking_news War degdeg ah: Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo xabsiga dhigay agaasimihii socdaalka iyo jinsisiyadaha gobolka Bari.
- Jan 18, 2017
Agaasimaha laanta socdaalka iyo jinsiyadaha gobolka Bari Cabdullaahi Maxamed Axmed Dhega-dheere ayaa maanta lagu ...