Dagaalkii KA Socday Magaaladda Xalab Oo Soo Idlaaday.

xlb

Safiirka Dalka Ruushka Ee QM Vitaly Churkin ayaa Sheegay in ay Istaagtay Hawlgalkii ay Cidamada Dalka Ruushka iyo Kuwa Suuriya ay ka wadeen Gudaha Magaaladda Xalab ee Dalka Suuriya.

Vitaly Churkin Safiirka Ruushka ayaa SHeegay  in Ciidamada Suuriya ay Mucaradka kala wareegeen Deegaanadii ay kacanta ku hayn jiree, Balse Mucaaradka ayaa Kacanta ku haya Deegaano Yaryar oo ka Tirsan Magaaladda Xalab ee Dalka Suuriya.

Sidoo Kale Safiirka ayaa Timaamay in Dadka Rayidka ah ay Joogi karaan gudaha Magaaladda isla markaana ay ka faa,idaysan doonaan Gargaarka Bini,aadanimo ee Qaramada Midoobay gaarsiin Doonaan Dadka ku dhibaataysan Magaaladda Xalab.

Waxaa Soo Dhamaaday Dagaalkii Mudada ku Dhaw Afarta Sano ka Socday Gudaha Magaaladda Xalab ee Dalka Suuriyaa.

Mudadii uu socday Dagaalku ayaa waxaa ku Dhintay Dad aad u badan halka Tiro Daraasiin Dadana ay ku Dhawacmeen.

 

Dadka Degan Magaaladda Xalab Ee Dalka Suuriyaa ayaa U dabaal Degayaa guusha ay gareen Ciidamada Suuriya iyo Xulafadooda ayna ku xoreeyeen Magaaladda Xalab kana Saareen Mucaaradkii Suuriya.

 

Comments

comments

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

.