CONTACT US

Wiil uu dhalay Osama Bin Laden iyo xaaskiisa oo loo diiday inay Galaan Masar.

alg-omar-jane-bin-laden-jpg

Saraakiisha amniga dalka Masar ayaa beeniyay inuu dalkooda soo galay Omar Bin Laden, oo ah wiil uu dhalay hogaamiyihii hore ee Alqacida Osama Bin Laden, oo lagasoo tarxiilayTurkiga.

Omar Bin Laden iyo xaaskiisa ayaa sabtidii kasoo tagay Qatar kadib markii baaritaan lagu sameeyay Baasboorkiisa Sacuudiga, saraakiisha amniga ee dalkaas ayaa sheegay magaciisa inuu ku jiro dadka laga mamnuucay inay gudaha usoo galaan dalkaas.

Saraakiil magacooda qariyay ayaa sheegay in Omar Bin Laden iyo xaskiisa loo ogolaaday inay aadaan dalka Turkiga oo ahaa iqtiyaarkooda.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

muuqaalada

kasamayso1-300x167