DEG-DEG:- Hay’adda Culimada Soomaaliyeed oo Muqdisho uga dhowaaqday go’aan culus kadib weerarkii Cabdiqeybdiid, arrimaha Cumar Cabdirashiid iyo Farmaajo.

Hay’adda culumada soomaal iyeed iyada oo gudanaysa waajibka ka saaran ilaalinta diinta 1yodanaha umadda kana duulaysa Axkaamta iyo ujeedooyinka Shareecada islaamka, kana welwelsan xaaladda siyaasadeed ee dalku marayo iyo iskudhaca siyaasadeed ee marwalba soo noqnoqonaya waxay soo saaraysaa bayaankan soo…
DEG DEG:- Taliyaha ciidanka difaaca Puntland oo Gaalkacyo kaga dhowaaqay go’aan culus iyo Galmudug oo loo qabtay labo maalin inay kusoo wareejiyaan ninkii dilay……

DEG DEG:- Taliyaha ciidanka difaaca Puntland oo Gaalkacyo kaga dhowaaqay go’aan culus iyo Galmudug oo loo qabtay labo maalin inay kusoo wareejiyaan ninkii dilay. Taliyaha ciidanka difaaca Puntland, General Siciid Maxamed Xirsi (Siciid Dheere), ayaa maamulka Galmudug ugu baaqay inay…
DEG-DEG:- Madaxweyne Farmaajo oo xabsiga u taxaabay saraakiil iyo ciidamo ka dambeeyay weerarkii lagu qaaday guriga Cabdiqeybdiid iyo taliyaha ciidanka oo isagana…………

DEG-DEG:- Madaxweyne Farmaajo oo xabsiga u taxaabay saraakiil iyo ciidamo ka dambeeyay weerarkii lagu qaaday guriga Cabdiqeybdiid iyo taliyaha ciidanka oo isagana…………   Taliyaha ciidanka xoogga dalka Gen, Cabdiweli Gorod oo fulinaya amar madaxweyne ayaa galabta xabsiga u taxaabay 40…