Daawo Sawirrada-Alshabaab oo ay isu dhiibeen askar kasoo goostay ciidamada…

Gobolka Galgaduud qeybaha ay ka taliyaan Al-Shabaab waxaa lagu soo bandhigay Askar ka tirsan Ciidamada Militeriga Dowlada Federaalka Soomaaliya oo isku dhiibay Kooxda Shabaab.

Shabaab waxaa ay sheegeen in ragan ay ka soo goosteen Furimaha Dagaalka ee Gobolka Galgaduud in kastoo ay san carabaabin deegaan ama degmo ka tirsan Gobolka Galgaduud.

SAWIRRO

s1 s2 s3 s4 s5

Comments

comments

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

Shirkado Xariir Nala Leh