Breaking news-Banaanbaxyo culus oo maanta duhurkii ka bilowday magaalooyinka waaweyn ee..

Waxaa hadda ka dhacay Magaalada Cadaado ee xarunta KMG ee Galmudug Banaanbax lagu taageerayo Go’aankii Baarlamaanka Dowladda Galmudug ee ay Xilka kaga Xayubiyeen Madaxweyne C/kariin Xuseen Guuleed.

Banaanbaxa ayaa ahaa mid ay dhigeen Bulshada ku nool Magaalada Cadaado, waxaana sidoo kale ay kadhacayaan koonfurta Galkacyo iyo meela kale.

Sidoo kale waxaa la filayaa in Magaalooyin badan oo ka mid ah Galmudug ay ka dhacaan Banaanbax lagu taageerayo Go’aankii Xilka looga qaaday Madaxweyne Guuleed.

One thought on “Breaking news-Banaanbaxyo culus oo maanta duhurkii ka bilowday magaalooyinka waaweyn ee..

Post Comment