DEG DEG-Maxamed SH Cusmaan Jawaari oo noqday mar kale gudoomiyaha barlamaanka Soomaaliya.

Gudoomiyihii hore ee barlamaanka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa ku guulaystay mar kale xilka gudoomiyaha barlamaanka Jamhuuriyadda federalka ah ee Soomaaliya.

Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa wareegii kowaad gaare tiradii looga baahnaa in hal musharax uu kahelo codadka ay dhiibanayaan xildhibaanada aqalka hoose ee Soomaaliya.

Jawaari ayaa helay 142 cod, waxaana uu ka badiyey Saddexdii musharrax kale walow C/rashiid Xidig uu keenay codad ka badan 90.

Lasoco faahfaahin

Post Comment