DEG DEG-Xasan Sheekh oo haysan waayey sheegayna inay soo wajahdey cabsidii ugu badnayd dalbadayna…

Madaxweynaha xilligiisii dastuuriga ahaa dhammaaday ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku dhawaaqay in cabsidii ugu adkayd ay soo waajahdey markii barlamaanka Galmudug ay codkii kalsoonida kala laabteen madaxweynihii Galmudug Mudane Guuleed.

Xasan Sheekh Maxamuud oo si caro leh uga jawaabey tallaabada barlamaanka ayaa sheegay in uusan ku farxin tallaabada barlamaanka aana xilligaan loo baahnayn.

Madaxwweynaha ayaa sheegay inaan xiligaan la aqbali karin khalalaase siyaasadeed ee u dhaxayeeya Xildhibanaada iyo Madaxda dowlad Gobolleedka Galmudug , iyada oo la ilaalinayo ,Habraaca Baarlamaanka Galmudug islamaraana la dhowro fasaxii uu ku jiray Baarlamaanka Galmudug iyo Dastuurka Galmudug.

Post Comment