War cusub oo saaka naga soo gaarey gobolka Bari iyo xaaladdii ugu xumayd oo soo wajahdey…

Wararka aanu saaka ka helayno deegaamo katirsan gobolka Bari ayaa sheegaya inay xaalad nolol xumo oo halis ahi soo wajahday dadkii reer guuraaga ahaa ee dhowaan deegaamadaasi u naq raacay.

Qaar kamid ah isimada iyo waxgaradka gobolka Bari oo dhowaan booqday qaar kamid ah deegaamada loo naqraacay iyo kuwa aan weli roobsan ayaa sheegay inay arkeen xaalad aan indhaha laga qarsan karin.

Dhanka kalena waxaa lagu soo waramayaa inay jiraan dad reer guuraa ah oo awoodi waayey inay naq raacaan haatana ku dhibaataysan deegaamada ay roob la’aantu ka jirto ee gobolka Bari.

Comments

comments

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. Cabdiwali says:

    Oo joga magalada garowe waxn aan tagay deegamada ka la ah dhubub dhuudho ceeldidar kulule bayla marer qoton iyo waliba deegamo aad utirabadan oo aan tagay waxana ku arkay dad aad u tirabadan oo ka soo guray deegama ka laduwan sida somalilnd d.d.s.e iyo galmudu waxay ii sheegen dadadka her guuraagaa in ay abaartii ay ka gaga raysteen oo hatan xoluhu naqdaa qayan dadka degan kana ay si diiran ugu soo dhaweeyen oo ay aad ugu mahad celinayn




.

.