CONTACT US

War deg deg ah-Dagaal aad u culus oo saaka ka bilowday duleedka magaalada…

Warar hada nasoo gaaray Ayaa waxaa ay sheegayaan in Dagaal culus uu ka socdo Duleedka Waqooyi Ee Magaalada Muqdisho.

Dagaalka ayaa si toos ah uga socda Deegaanada Gubadleey iyo Nawaaxiga Garoonka Cisaley ayaa dagaalka uu ka socdaa waxaana dagaalka lagu qaaday Ciidamo ka tirsan Dowlada oo halkaas Fariisimo kulahaa.

Sidoo kale warar ayaa sheegaya in Deegaanka Galgalato uu ka socdo Dagaalka waxaan lamaqlayaa Rasaas culus oo halkaa ka dhaceys.

Ilaa hada si rasmi ah looma oga Cida weerartay Deegaanada Gubadley,Nawaaxiga Garoonka Cisaley iyo Galgalato oo dhamaantoo dhac dhanka waqooyi ee Magaalada Caasimadda Muqdisho.

Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. Ahmed mohamed says:

    Ilaahow sharkooda na mooti

  2. Ahmed mohamed says:

    Ilaahoow sharkooda na mooti




.

muuqaalada

kasamayso1-300x167