BREAKING NEWS-Doorashadii Oo Meel Xasaasi ah Maraysan iyo Faarax Sh Cabdulqaadir oo.

Wareegii koowaad ee doorashada gudoomiye ku xigeenka koowaad ee barlamaanka Soomaaliya ayaa lasoo gabagabeeyay, waxaana wareega labaad ugudbay saddex murashax oo kala ah,  Cabdiweli Ibrahim Muudey oo helay, 111, Faarax Cabdulqaadir oo helay 95 cod iyo Khadiijo Maxamed Diiriye oo heshay codad dhan 27.

Wareega koowaad ee doorashada waxaa ku haray murashixiin kala ah, Siciid Xuseen Ciid, Jeylaani Ikar iyo Khalid Macow oo dhammaantood helay cod aan ku filnayn inay ugu gudbi karaan wareega labaad ee doorashada.

Guddiga doorashada ayaa goor dhow ku dhawaaqidoona natiijada wareega, waxaana hadda loo baxay salaada duhur, kadibna waa la iskusoo laabandoonaa.

Comments

comments

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

.