CONTACT US

DEG DEG-Natiijada Wareegii 1aad oo lasoo afmeeray iyo muudey oo hogaaminaya aaway Faarax Cqaadir.

Waxaa goor dhow lasoo gabagabeeyey tirinta codadka doorashada guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee golaha shacabka, iyadoo Labo musharrax ay aad isku hayaan.

1.Jeylaani Nuur Iikar. 4

2.Cabdiweli Sheekh Ibraahim Muudey. 111

3.Faarax Sheekh Cabdulqaadir. 94

4.Khaalid Macow Cabdulqaadir 8

5.Saciid Xuseen Ciid. 17

6.Khadiija Maxamed Diiriye. 26

Fikradaha Akhristayaasha (0)




muuqaalada

kasamayso1-300x167