FAAH FAAHIN Ka soo baxaysa qarax aadan ogeyn oo xalay kadhacay bartamaha magaalada…

Wararka inaga soo gaaraya Magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi xalay uu ka dhacay Qarax khasaare geystay.

Qaraxan oo nuuciisa uu ahaa Bambo gacmeedka gacanta laga tuuro ayaa lagu weeraray goob maqaaxi ah oo ku taalla xaafada Xaawo-taako ee Magaalada Muqdisho Beledweyne.

Waxaa la xaqiijiyey in 1 Qof uu ku geeryoodey, 3 kalena way ku dhaawacmeen Qaraxan, sida ay sheegeen Dadka Degaanka.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

.