FAAH FAAHIN-Qarax Xoogan Oo Kadhacay Mid Kamid ah Gobolada Dalka Itoobiya iyo cidda ka dambaysa.

Wararka ka imanaya Dalka itoobiya ayaa waxaa ay sheegayaan in Gobolka Amxaaradu degto uu ka dhacay Qarax xoogan oo khasaaro dhimasho sababay.

Inta la xaqiijiyay ilaa iminka hal ruux ayaa ku dhintay iyadoona goobta ay ka socdaan gurmadyo ay sameynayaan Saraakiisha Caafimaadka ee dalka itoobiya.

Wararka ayaa intaa ku daray in Ciidamada Sirdoonka iyo Kuwa Militeriga ay wadaan Howlgalo balaaran oo ay ku ogaanayaan Waxa uu ahaa Qarax Halkaas ka dhacay.

Comments

comments

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

Shirkado Xariir Nala Leh