DEG DEG-Maxaadan ogeyn oo ka cusub deegaanka Dudun ee xuduudka Itoobiya iyo ciidamo…

Wararkii ugu dambeeyey ee aanu saaka ka helayno deegaanka Dudun ee gobolka Mudug iyo tuulooyinka hoos yimaada ayaa sheegaya in xaaladda deegaamadaasi ay degan tahay kadib xiisad maalmihii ugu dambeeyey laga dareemayey.

Xiisadahaani oo u dhexeeya dadka deegaanka iyo ciidanka Liyuu booliska ayaa waxa ay yimaadeen kadib markii ciidanka dowlad deegaanku ay bilaabeen dhaqdhaqaaqyo aan horay looga baran.

HALKAAN KA DAALOCO CODAD

Dhowaan ayey ahayd markii ciidamo katirsan kuwa dowladda Puntland iyo kuwa DDSI ay ku dagaalameen deegaamadaasi, waxaase ugu dambayn laga gaarey heshiis is-afgarad.

liyuu

Post Comment