Sawirro-Maxaa kala socotaa ciidankii labaad ee ka socda Puntland oo Muqdisho gaarey+sababta.

Madaxweynaha Puntland oo maanta u safray magaalada Muqdisho ayaa sidii caadiga ahayd waxaa raacay ciidamo katirsan kuwa gaarka ah ee qasriga madaxtooyada, waxaana ay noqon doonaan ciidankii labaad eek a socda Puntland oo ilaalinaya mas’uul Puntland ah oo Xamar kusugan.

Ciidanka labaad ayaa ilaalinaya madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Maxamed Maxamuud oo u taagan xilka madaxtinimada Soomaaliya.

SAWIRRO

IMG_9502

One thought on “Sawirro-Maxaa kala socotaa ciidankii labaad ee ka socda Puntland oo Muqdisho gaarey+sababta.

  1. mohamud m ali. ku magac dheer,,,,libaax · Edit

    raggeedii yaa isku haleyn kara muqdisho…ilaah hasoo celsho waa caasimadii somaliyeed..waa in ciidan somaliyeed oo qaran iyo midnimo kaga baxsho cadowgii dood qabiil iyo ciidan shisheeye iyo alshaab,,,waxaan u baa hannahay ciidan difaaca unada somaliyeed..taas baa ugu horreesa hal ciidan xooga qaranka oo loo helo dhaqaalihiisa taas waa in xoog lasaaro,oo lagesho dhaqaalaha ugu badan..tan labaad abaaraha soo laab laabta in dhulka laga shaqeeyo geedo la abuuro 80% biyo iyo roob la aanta waxaa keeno geed la aanta,,,,,aqli baa loo baa han yahay,,,,dood qabiil wax ma tarto,,

    Reply

Post Comment