TOP NEWS-DHEGEYSO Soomaaliland oo barlamaanka Soomaaliya ugu baaqday inay doortaan..

Faysal Cali Waraabe oo ka mid ah Siyaasiyiinta Maamulka Soomaaliland ayaa Xildhibaanada labada Golle ee Baarlamaanka Soomaaliya gaar ahaan kuwa ka soo jeeda degaanada Soomaaliland ugu baaqay in ay doortaan hoggaan samata bixin kara Dalka Soomaaliya.

DHEGEYSO CODKA

images

Post Comment