War deg deg ah-dhegeyso boobkii ugu cuslaa oo ka socda iyo ganacsato hantideedii lagu dhacay saaka suuqa..

Dableey hubeysan ayaa saakay waxaa ay dhac ka geysteen Gudaha Suuqa weyn ee Bakaaraha Ee Magalaada Muqdisho.

Dadleyda oo xirneyd Dareyska Ciidamada Dowlada waxaana ay Ganacsatada isugu sheegeen in ay yihiin Ciidamada Aruuriya Canshuurta.

DHEGEYSO

Post Comment