War deg deg ah-Galmudug oo ku dhaqaaqday tallaabo halis ku ah reer guuraageeda kusugan bariga Puntland+malayshiyaadkii ugu badnaa..

Wararkii ugu dambeeyey ee aanu kahelnay bariga gobolka Mudug ayaa sheegaya in maamulka Galmudug uu wado tallaabo halis ku ah dadka reer guuraaga ah ee ka soo hayaamay deegaamada maamulkaasi kuna sugan bariga Puntland.

Maamulka Galmudug ayaa lagu soo waramayaa inuu malayshiyaad badan soo dhoobay deegaamo katirsan gobolka Mudug oo ay kusugan yihiin xooladhaqato tabar yar oo abaartu saamaysay kana soo jeeda Puntland.

Ciidanka Galmudug ayaa lagu soo waramayaa inay u yeerteen dad reer guuraa ah oo xurgufi dhexmartay reer guuraa kale, waxaana arrinkaasi ay abuuri kadhaa dagaal dhexmara reer guuraaga Puntland iyo ciidanka Galmudug.

Post Comment