WAR DEGDEG AH: DHAGEYSO: Duufaano ku dhuftay qeybo kamid ah Puntland iyo baddii oo kusoo durugtay iyo shacabkii oo ka cararay guryahooda

Deegaamo katirsan gobolka Gardafuu ayaa sheegaya in duufaan kudhufatay gobolkaasi ay burburisey laashash nooca kalluumaysiga ah iyo beero ay lahaayeen dadka deegaanku.

Abuukar Axmed Yuusuf, oo kamid ah kalluumaysatada degmada Baar-gaal oo ay duufaantu saamaysay ayaa warbaahinta u sheegay in ilaa 10 laash ay duufaantu burburisay sidoo kalena beero ay burburisey.

Halkaan ka dhageyso codka 

Puntlandnews.net

Post Comment