Daawo-Muuqaal Naxdin Badan Nin Madaw ah oo haweeney 75 jir Soomaali ah Ku Kufsaday Maraykanka iyo xukun..

Dhacdo naxdin iyo murugo leh ayaa waxaa la sheegay inay ka dhacday magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ee dalkaas Mareykanka ka dib markii uu nin Madoow ah uu kufsi iyo dhac uu u geystay hooyooyin Soomaaliyeed oo waayeel ah oo da’adooda lagu sheegay ilaa iyo 75 sano jir inay yihiin.

Ninkaan tuuga ah oo lagu magacaabo Stephen Lee Blanks oo 32 sano jir ah ayaa waxaa la sheegay inuu u soo dhacay dhowr guri oo ay ku nool yihiin hooyooyin Soomaaliyeed asagoona mudo 15 daqiiqo gudahood ah isku marey ilaa 3 guri islamarkaana ku waxyeeleeyey laba haween oo Soomaaliyeed oo da’adoodu ahayd ilaa iyo 75 sanadood iyadoona uu ninkaan mid ka mid ah haweenkaas Soomaaliyeed uu u geystay dhac iyo kufsi islamarkaana uu sidoo kale uu garaacay ka dib markii uu isku dayey inuu xoog uga qaato boorsadeeda ay wadatey.

DAAWO

Post Comment