DEG DEG-Dhegeyso dhalinyaradii ciidanku ku qabteen Galkacyo oo xukumo lagu ridey iyo inta ay le’egyihiin.

Ciidamada amniga Puntland ee ka howlgalla magaalada Gaalkacyo ayaa xalay gudaha u galay guri kuyaala magaalada Gaalkacyo oo ay ku aruursanayeen kooxo dhalinyaro oo isugu jiray rag iyo dumar kuwaas oo sameynayay falal anshax xumo ah.

HALKAAN KA DHEGEYSO XUKUNKA

Dhalinyaradaani ayaa maxkamad la horkeenay waxaana lagu ridey xukun saddex bilood oo xabsi ah iyadoona loo samayn doono dhaqan celin mudada ay xabsiga kujiraan.

Post Comment