TOOS AMA LIVE U DAAWO DOODA MUSHARIXIINTA OO SOCOTA.

Dooda Musharaxiinta u taagan xilka Madaxtinimada Soomaaliya ayaa hadda Bilaabatay , waxaana maanta Gelinka hore dooda loo qaban doonaa 13 Musharax sida uu sheegay Gudoomiyaha Guddiga Doorashada Madaxweynaha Cabdiraxmaan Ducaale Beyle.

DAAWO

Post Comment