Daawo waraysigii ugu kululaa-Musharax Tarsan oo jawaabo kulul siiyey beelo iyo shaqsiyaad..

 Maxamed Axmed Nuur Tarsan oo ka mid ah Musharraxiinta u tartamaya Xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxa Wareysi kulul la yeeshay Tv-ga Universal.

Su’aalihii la weydiiyey Musharrax Tarsan ayaa waxa ka mid ahaa “Haddii uusan Musharrax ahaan leheyn Cidda uu codka siin lahaa” iyo Jawaabta uu ka bixiyey ayaa dad badan ka yaabisay.

DAAWO

Post Comment