WAR CUSUB-Musharax ka soo horjeedey Xasan Sheekh oo xabsiga loo taxaabay magiciisa+sababta.

Waxaa goordhow dalka Mareykanka lagu xiray Musharax Madaxweyne oo lagu magacaabo C/casiis Camalow “Giyaajo”.

Musharaxaani ayaa kamid ahaa Musharaxiinta dhawaan shaacisay inay loolan kula Jiraan Xasan Sheekh Maxamuud oo kamid ah Musharaxiinta ugu cadcad.

Musharaxaani oo uu ka xirmay fursada Isdiiwaangalinta Musharaxiinta ayaa lagu xiray Garoonka Diyaaradaha ee magaalladda Dallas ee Gobalka Texas ee dalka Maraykanka.

Musharaxaani ayaa u tartamay xilka Xildhibaanimo ee Maamul Gobaleedka Hiiraan si uu uga mid noqdo BFS, inkastoo uusan xilkaasi ku guuleysan.

Post Comment