War deg deg ah-Musharax madaxweyne oo Cadow Cali Gees oo hadda Muqdisho kaga dhawaaqay…

Musharax Cabdulaahi  Cali Axmed oo loo yaqaan Cadow Cali Gees ayaa beeniyay wararka sheegaya  in uu ka tanaasulay Musharaxnimadiisa.

War ka soo baxay Xafiiska Ololaha Doorashadda ee Murashax Madaxweyne Caddow Cali Gees  ayaa si kulul loogu beeniyay in uu  ka tanaasulay xilka Madaxweynaha.

Cadow-beenin-1 Cadow-beenin-2-1

Post Comment