AUN Madaxweynihii hore ee dowladda Puntland oo geeriyoodey.

Madaxweynihii hore ee dowladda Puntland Gener Maxamuud Muuse Xirsi (Cadde), ayaa lagu soo waramayaa inuu ku geeriyoodey magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta.

Waxaan ilaah ugu baryeynaa in ilaahay u denbi dhaafo janatu Fardowsa ka waraabiyo aamii  aamiin, Dhamaan ehelkiisana samir iyo iimaan kasiiyo aamiin.

Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun

SONY DSC
SONY DSC

Post Comment