Daawo-Iscasilaaddii Cumar Cabdirashiid iyo Musharax uu u tanaasuley oo la ogaadey+mashxaraddii hoolka.

Cumar Cabdirashiid ayaa ka haray tartankii xilka madaxweynaha Soomaaliya isagoo sheegay inuu utanaasulay si isbadal loo helo.

Isagoo hadlaya ayuu sheegay in sababta uu utanaasulay ay tahay inuu qadariyo guuxa xildhibaanada iyo dadka kale ee goobta jooga isagoo taas ula jeeday inuu utanaasulayo musharaxa Maxamed Cabdullahi Farmaajo.

DAAWO

Post Comment