Daawo Sawirrada raggii saaka soo weeraray hotelka the village ee magaalada Boosaaso iyo qabiiladooda.

Hotelka Village ee magaalada Boosaaso ayaa waxaa lagu soo bandhigay maydadka labo kamid ah dabley hubaysan oo saaka 11:30 Am aroornimo weerar ku soo qaaday hotelkaasi.

Mid kamid ah maydadkaani ayaa lasheegay inuu ka soo jeedo koonfurta Soomaaliya inkastoo aan weli la aqoonsan shaqsiga kale oo baaritaan lagu wado.

SAWIRRO

FB_IMG_1486537202097 FB_IMG_1486537204433

Post Comment