DEG DEG DAAWO: Musharraxii hadda iscasilay oo Sirtii ugu culseyd ka dhex sheegay Xarunta Doorashada

Musharrax Sakariye Maxamuud Xaaji Cabdi oo goor dhow ku dhawaaqay in uu ka tanasulay tartanka Xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxaa uu sheegay Sababta uu tartanka uga haray .

Waxaa uu xaqiijiyay in fara gelin qaawan oo shisheeya ay ka dhax jirto doorashada soomaaliya islamarkaana waxaa uu ka codsaday Baarlamaanka in arrintaasi ay beeniyaan.

Post Comment