DEG DEG-Iscasilaadda CCC iyo Sheekh Shariif, Xasan Sheekh iyo Farmaajo oo u muuqda finalka..

Madaxweynaha xilligiisii dhammaaday ee Soomaaliya musharax Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hogaaminaya wareega kowaad ee doorashada madaxweynaha Soomaaliya.

Waxaa lafilayaa in wareega labaad ay iscasileen labo kamid ah raga ugu sareeya ee wareegaan, kuwaasi oo xalay ku heshiiyey inay meesha ka saaraan Xasan Sheekh Maxamuud.

Farmaajo iyo Sheekh Shariif ayaa mid kood laga yabaa inuu kan kale u tanaasulo, waxaase halis kajirta RW Cumar oo aan kamid ahayn isbahaysiga kadhanka ah Xasan Sheekh Maxamuud.

Post Comment