DEG DEG: Xasan Sheekh Oo Tanaasulay Iyo Farmaajo Oo Madaxweyne Ah (Guul)

Madaxweyne Hore Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hadda ku dhowaaqay inuu is casilay kadib markii uu ogaadey in looga codbadin doono doorashada wareeggeeda Saddexaad oo uu la geli lahaa Farmaajo.

Xasan ayaa guul ku sheegay Doorashada dhacday, isaga oo sheegay inuu Tnaasulayo maadaama muddo uu talada dalka hayey, wuxuuna u hambalyeeyay Farmaajo.

Post Comment