Isbedel kuyimid arrimaha doorashada musharixiinta oo u qaadan waayey iyo warar cusub.

Xilli Maanta lagu wado in ay dhacdo Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxaa hadda soo baxaya Go’aano adag oo ay soo saareen Guddiyada Doorashada Madaxweynaha.

Guddiyada ayaa soo saaray in si siman Musharraxiinta loo siiyo Min 5 Infiito oo ay ku keensadaan shan qof oo isugu jira Caawiye,Waardiye aan hubeysneen,Codtiriye iyo Saaxiibo.

Waxaa laga mamnuucay Goobta Doorashadda in lalagalo Lacag,Hub,Taleefoon,Qalabka wax duubi kara,Warqada Mida Doorashada u Midab eg,Qalin,Marka laga reebo Martidad iyo Saxaafada.

Post Comment