LATEST NEWS-Warar dheeraad ah oo hadda na soo gaarey iyo geerida gudoomiye…

Magaalada Muqdisho waxaa xalay ku geeriyooday AUN  Guddoomiyihii Hore ee Degmada Xamar weyne AUN Cabdullahi Ibraahim Sahal Gardhuub.

AUN Gardhuub ayaa Maanta waxaa ku soo booday dhiig kar sida ay inoo xaqiijiyeen Eheladiisa kaas oo la dhigay mid ka mid ah isbitaalada Muqdisho.

Caawa ayaan ala xaqiijiyay in uu geeriyooday Masuulkaasi, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa ka tacsiyadeyay Geeriada Gardhuub.

Post Comment