War deg deg ah-Cumar Cabdirashiid oo tanaasuley yuu uga tanaasuley.

Ra’iisul wasaarihii Soomaaliya musharax Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa ka tanaasuley musharaxnimadiisa xilka madaxweynaha Soomaaliya.

Cumar Cabdirashiid oo helay wareegii 1aad 37 cod ayaa sheegay inuu tartanka uga tanaasuley musharixiinta kaela inkastoo uu sii marxabeeyey Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Post Comment